Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Shirweynihii Somali Global Diaspora oo ka furmey Magaalada Muqdisho

 Waxaa Magaalada Muqdisho ka bilowdey Shirweynihii Somali Global Diasparo waxaana  shirkaas ka qayb galay ergo ka kala timid Dunida Dacladeediyadoo Furitaankii Shirweynahaas lagu martigaadey Wasiiro, Xildhibaano,Hayadaha Samafalka, Bulshada Rayidka iyo Wartti sharaf kale.

 Shirweynahaan Somali Global Diasparo oo socon doona mudda Sadex maalmood ah ayaa waxaa looga hadlayaa waxqabadka Qurba joogta Soomaaliyeed iyadoo Furitaanka Shirka  lagu soo bandhigey Waxqabadka Shirkadaha waaweyn ee dalka ka shaqeyeeya oo qaarkood ay maalgasheed Somali Global Diasparo


 


Xubhii halkaa ka hadley waxaa ka mid ahaa Sahro Shirwac oo ka timid Dalka Mareykanka waxay sheegtey  in dadka Soomaaliyeed ee ku kala firirey Dunida Daafaheed ay yihini kuwa ka hormarey Bulshooyinka kale ee ay la nool yihiin  marka la yiiraahdo wax qabadka Bulshada iyo maaligelinta Wadamadooda, waxayna u soo jeedisey ummada Soomaaliyeed  meel kasta oo ay joogto in ay isku xirmaan


Shirka oo uu furey wasiirka Arimaha Dibada iyo maalgashiga Dowladda Federaalka Cabdisalaan Hadliye ayaa ugu horeyn waxaa uu u mahadceliyey intii soo qaban qaabisey Shirweynaha Somali Global Diasparo isagoo sheegey in dadka Soomaaliyeed lacagaha ay dalka u soo diraan ay ka badan yihiin kuwa deeqda loo siiyo ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna u soo jeedIyey Qurba joogta Soomaaliyeed in ay ka dheeraadaan Qabiileysiga oo ay u soo jeestaan Horumarinta Dalkooda.


Shirkaas intii uu socdey ayaa waxaa ka haldey  Masuuliyiin ka socotey Shirkadaha Dahabshiil, Hormuud SOSTEC iyo Shirkado kale waxay dhamaantood  u mahadceliyeen intii soo abaabushey Shirweynahaasw oo ay ku tilaameen in uui yaha mid waxtar u leh Bulshada Soomaaliyeed waxay sheegeen in Shirkadahooda ay gacan siiyaan Dhamaan  Ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto

Published: 2016-08-15 12:05:56

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign