Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization oo Dhar Nuucyo kala duwan qaybisay

  Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) oo Dhar Nuucyo kala duwan ka qaybisey Degmada Dayniile

Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO) ayaa Taariikhdu Markey ahayd  22-8-2016  waxaay Macaawino Dhar Nooco kala duwan ah ka qeybiyay  Xero Barkacayaal ah oo ku taal Degmada Dayniile  ee Magaalada Muqdisho laguna Magcaabo Bay iyo Bakool waxaana la siiyey dad ku dhaw Kun Qof oo Dad tabaalaysan ah ,waxaana Deeqda Dadkaaa Tabaalaysan gaarsiiyay Xubno ka tirsan Hayadda HARO


 deeqda Dharka ah ayaa la wada Gaarsiiyay Dadkii ay Hay’adu Diwaangelisey  waxayna u gaartay si isku mid ah ,iyadoo Deeqdaas isugu jirtay Dharka Dumarka iyo Raggu xirtaan iyo sidoo kale kuwa Caruurta waxaana sidoo kale wehliyay Kabo iyo agabka ay Ciyaalku ku cayaaraan.


Xubnhii ka socdey ama Wakiika ahaa Hay’adda Samafalka ee Humanitarian Africa Relief Organization (HARO)  oo ay wehliyaan dadkii loo qaybiyey Deeqdaas ayaa u Mahadceliyeen Walaalaha Soomaaliyeed ee Jaaliyadda Waqooyiga Ameerika oo iyagu soo aruuriyey Deeqdaas islamrkaan ka soo qaadey Dalka Mareykanka  sidoo kale Xubnaha hayadda waxay sheegeen  in ay sii laba jibaari doonaan Howlaha Deeqaha lagu Gaarsiinayo Dadka Dhibaateysan ee ku Nool Guud ahaan dalka Soomaliya . 

Hay’adda HARO ayaa ah Hay’adda kheyri ah ayaa inta badan waxay ku Howlan tahay sidii dadka Soomaaliyeed ee Dhibaateysan ay u gaarsiin lahayd Mucaawinaayin kala duwan waxayna horey ugu soo qayb qaadatey Dhibaatooyinkii kala duwana ee ka dhacay Dalka Soomaaliya, waxayna ka mid tahay Hayadaha fara ku tiriska ah ee ka Howlgala Soomaaliya


W/D Amiin Yuusuf Khasaaro


E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk


E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk

Published: 2016-08-23 16:47:05

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign