Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


SOYDEN oo Tababar ku saabsan QURACA NABADDA u soo Gabagabeysey Xubno ka kala socdey Gobolada Hiiraan

 Dalladda SOYDEN oo Tababar ku saabsan QURACA NABADDA u soo Gabagabeysey Xubno ka kala socdey Gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

 Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Tababar  socdey Muddo 10 Maalmood Waxaana Tababarkaas ka  qayb galey Xubno ka kala socdey  Degmooyinka Maxaas Iyo Mahadaay oo ka kala tirsan Goboladda Shabeelada Dhexe iyo Hiiraan iyadoo Degmooyinka Jalalaq iyo Buule Burde Tababarka  loogu qabtey  Degmada Buule Burde


Mashruucaan oo lopgu magacdarey QURACA NABADA ama Tiiraanyo Bixin ayaa waxaa wadey Mudooyinkaan Dambe Dalladda SOYDEN oo dooneysa in marka hore dib u heshiisiin loo maro Dhinaca Tiiraanyo Bixinta, si loo gaaro Nabad iyo Iscafin maadama Dalka Soomaaliya ay ka dhaceen Dagaal Muddo Dheer Socdey kaasoo Saameyn ku yeeshey Dhinaca Dabacadaha dadka, Fikirka iyo Aragtida, waxaana Tababarkaan Wax ka dhigayey Macalimiin ka socotey Dalladda Somali Youth Developments (SOYDEN Oo kala ah Macalin Aadan iyo Macalin Caddow


Gudoomiyaha Daladda SOYDEN Cismaan Tahliil Shaatax oo wax ka weydiiney Ujeedka tababarka loogu qabatey Gobolada Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe waxaa uu ku jawaabey “ Goboladas waxaa ka dhacay Dagaalo fara badan, kuwaa saameyn ku yeeshey wax soo saarkii Goboladaas ujeedkeenuna waa in ay dadka Nabad ku noolaadaan si ay Horumar u gaaraan ” waxaa uu sii raaciyey Gudoomiyaha


“Dadka halkaan  lagu tababarey 10 Maalmood waxay qaadanayeen Casharo la xirira sidii ay sku Daaweyn lahaayeen,dadkana u daaweyn lahaayeen  sidaa darteed marka ay ku laabtaan Deegaanadooda waxay tababarayaan Dadkooda si Dib u heshiisiinta u noqoto mid taaba gasha lana jabiyo Wareegga Colaada si loo dhameeyo Colaadaha Joogtada Noqqdey”


Kooxdii Tababarka u dhamaadey Waxaa la siiyey Buugaan qalab kale oo u sahlaya in ay u fududaato Dib u heshiisiinta iyo Tiiraanyo bixinta sidoo kale waxaa ka qayb galayaasha halkaa lagu gudoonsiiyey Shahaadooyin aqoonsi u ah waxa ay barteen waxaana Tababrkaas uu ku soo dhamaadey sidii loogu talagaley


Tababarkaan oo ahaa Wajigii Labaad ayaa waxaa ka horeeyey mid loo qabatey Degmooyinka Jowhar, Baled weyne,  War Shiikh, Cadale, Balacad iyo Matabaan oo ka kala tirsan Gobolada Shabeeladda Dhexe iyo Hiiraan  iyadoo Xubnihii loo Tababarey ay Deegaanadooda weli  ka wadaan Howshii loo igmadey oo ahayd in ay dadka Dib u heswhiisiin iyo Iscafin  Dhex dhigaan  


 


W/D Amiin Yuusuf Khasaaro


E-Mail  amiinkhasaaro@hotmail.co.uk


E-Mail  amiinkhasaaro@yahoo.co.uk 

Published: 2016-09-01 16:51:17

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign