Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Beesha Jidle oo Nuur Bocor Jeelle u soo Xulatey Xubinimada Baarlamaanka Federaalka

 Iyadoo loo diyaargaroobayo  Doorashada  Soomaaliya 2016 laguna soo xulayo Xildhibaanada  Baarlamaanka  badeli doona Baarlamaanka haatan jira ayaaa beelaha Soomaaliyeed waxa  ay ku mashquulsan yihiin   soo xulista  Xildhibaanada aqalka  sare iyo aqalka  hoose


Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Waxgarad ka, Nabadoonada, Salaadiinta . Culumaudiinka , Siyaasiyinta, 

 Haweenka iyo Dhalinyarada ee Beesha Jjdle ayaa looga arinsadey  Xaalada Siyaasadeed ee haatan dalku marayo iyo sidii Beesha Jidle ay door muhiim uga  qaadan lahayd  Geedi socodka  Doorashooyinka  ee dhawaan bilaaban  doona


Kulankan oo xubnihii ka hadlay  ayaa waxay soo dhaweeyeen abaabulka iyo isu diyaarinta  doorashada  2016  ee Beesha  Jidle waxaa  ay hoosta ka Xariiqeen  in beesha mudooyinkan  dambe  ay wadey  kulamo  ku aadan sida ay beesha u soo xulan lahayd Shaqsiyaadkii  u matali lahaa  Baarlamaanka Faderaalka  Soomaaliya


“ Markaan aragney Kartidiisa , Daacadnimadiisa , Cadaaladiisa , ayaa beesha isku raacdey in Nuur Bocor Jeelle uu Beesha Jidle u matelo Xubinimada Baarlamaanka Federaalka “ayey yiraahdeen  Xubnhii ka qayb galey Kulankaas


Ugu Dambeyn waxay Xubnhii ka qayb galey ay u soo jeediyeen Beesha Caalamka , Gudiga Doorashooyinka dadban iyo  Cidkasta oo ku lug leh Doorashooyinka in Beesha ay isku waafaqsan tahyay in Nuur Bocor Jeelle ay beesha u soo xulatey Xubinimada Baarlamaanka  2016

Published: 2016-09-19 11:41:01

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign