Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Wasirka Howlaha guud oo Tababar ku saabsan sida looga Faaiideysan karo Cadceeda kusoo xiray Muqdisho

 Xiritaanka tababarkaan oo ku saabsana sida looga faaiideysan karo Qoraxda, islamarkaana loo hirgaliyo nalalka ku shaqeeya cadceeda, waxaa uu socday Tababarkaan  mudo labo maalin ah, waxaan xiritaankiisa ka qeyb galay wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Eng: Saalax Shiikh Cismaan, xubno ka tirsan Wasaaradaha Howlaha Guud  maamulada dalka ka jira iyo masuuliyiin kale oo katirsan wasaarada.

Dhinacyada ka qeyb galay tababarka  oo kala matalayey maamul goboleedyada dalka ayaa labada maalin ee uu socday baranayey muhiimada habka loo hirgliyo nalalka ku shaqeeya cadceeda.iyagoo hlkaa ka balan qaadey in ay barnaamijka ka faaiideysiga ay gaarsiin doonaa Gobolada Dalka


 


Sidaasi oo kalen waxaa ay madasha kusoo bandhigeen baahiyaha deegaanadooda ay u qabaan arintaasi. iyadoo gabagabada tababarka la isku raacay qodobo dhowr ah oo dhinacyadu ay ku heshiiyeen oo ugu horeeya ka faaiideysiga Qoreaxda Maadaama Soomaaliya Lagu Tiriyo Dalalka Ugu Qaraxda Wanaagsan.


 


Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka Eng Saalax Shiikh Cismaan ayaa sheegay in Wasaarada qorshaheeda uu ka mid yahay shaqo abuur loo sameeyo dhalinyarada si isku filnaan loo gaaro,sidoo kale waxaa uu sheegey in Wasaarada ayu wado qorshayaal aad muhiim u ah oo ku saabsan ka  faaiideysiga Qaraxda .


 


Wasiirka ayaa u soo jeediyey Xubnhii ka socdey Maamulada in ay dadaal u galaan sidii looga faaideysan lahaa Qoraxda oo uu sheegey in ay tahay mid mughiim u ah Bulshada maadaama looga faaideysan karo adeegyada Guud ee Bulshada


 

Published: 2016-09-28 15:41:59

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign