Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Beel ka tirsan Beelaha Mudulood oo Baaq ku aadan Xubnimada Aqalka Sare soo saartey

Kulan Balaaran oo ay isgu yimaadeen Waxgarad, Salaadiin, Nabadoono, Culima’udiin, Siyaasiyiin , Haween iyo Dhalinyaro iyo Marti Sharaf oo ka tirsan Beesha Galmaax Yoonis ee Wacbuudhan Abgaal ayaa looga hadley xubinta aqalka sare ay beesha ku leedahey xubnaha ka imaanayo gobalka Shabeelada Dhexe,   kulankaasi oo  ka dhacay Magaaladda Muqdisho 


 

Ugu horeyn Kulanka ayaa waxaa ka Hadley  qaar ka mid ah Salaadiinta iyo Waxgaradka Beesha Galmaax  Yoonis ayaa waxay sheegeen in Beeshu oo degaan balaaran ku leh gobalka ay xaq u leedahay in ay Hesho Xubinimada  Aqalka Sare ee  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxay intaa sii raaciyeen


 


“Markaan Xisaabtaney isla markaasna fiiriney nidaamka wax qaybsiga qabiilada  beesha waxey xaq iyo xalba u leedahey Xubinta Sare  ee Aqalka Sare waxaana u soo jeedineynaa Madaxda Sare ee Dowladda, Guddiga Doorashooyinka Dadban  Ummadda Soomaaliyeed  iyo Beesha Caalamka in Beesha Galmaax  ee Mudulood  ay Xubintaasi ay leedahay Cidna aysan uga Tanaasuleyn”


 


 Xubnhii kale ee Kulnkaasi ka Hadley ayaa waxay sheegeen in Muddo dheer ay Beesha Kulamo yeelaneysey isla markaan ay ka Falanqeyneysey Sidii ay u heli lahayd Xubintaasi oo ay sheegeen in ay Beesha Xaq u leedahay  sidoo kale Waxay hoosta ka Xariiqeen In Beesha ay Diyaarisey Xubinta u Mateli lahayd Aqalka Sare  ee Baarlmaanka  2016 .


 


Malaaq Cali Malaaq Showri oo Kulankaasi ka Hadley ayaa yiri “Madaxda Qaranka , Kuwa Federaalka , kuwa Gobolka iyo kuwa loo Xil saarey Maamulka  Doorashada Dadban  waxaan ugu baaqaynaa in  Miiska la soo saaro  Xubinta  Aqalka Sare ee ay Beesha Xaqa u leedahay maadaama wax lagu qaybsanayo hab Beeleed


 


Ugu dambeyn Kulankaasi ayaa waxaa laga soo saarey Go;aano ku aadan Helitaanka Xubinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo ay Caddeysey in Beesha Galmaax Yoonis   ay Xaq u leedahay xubintaasi,  waxayna isku raaceen in Beesha soo Gudbiso sida ugu dhaqsiyaha Badan  Qofkii u mateli lahaa Xubintii Aqalka Sare u Mateli lahayd   waxayna ugu baaqeen Guddiga farsamo ee Doorashooyinka Dadban ee 2016  in Baaqooda ay Tixgeliyaan 


 




Published: 2016-10-10 12:54:17

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign