Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Beesha Jiido Cabasho ku Aadan Suldaanka Beeshooda u Gudbisey IGAD,Q/M,AU.iyo Guddiga Doorashada

 Kulan ay isugu yimaadeen Waxagadka, Salaadiinta , Nabadoonada, Culimaudiinka, Haweenka iyo Dhalinyadda Beesha Jiido ayaa waxaa looga hadley arrimaha la Xiriira Qaabka Xulista Baarlamaanka Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose oo dhawaan la filayao in uu ka bilowdo Magaaladda Baydhabo ee Maamulka Koonfur Galbeed.

 Kulankaan oo ay isgu yimaadeen Xubnahaasi ayaa waxaa ka Hadley Nabadoon Cismaan Ibraahim  Xaaji Cabdow , waxaa uu sheegey in ay Cabasho weyn ay ka qabaan qaabka uu  wax u wado Suldaanka Beesha Warsame Ibraahim Caliyow oo ku aadan Xulista aqalka sare iyo midka Hoose .


“Suldaanaka waa in uu u Cadaalad u Faalaa Beesha uu Suldaanka uu u yahay sidaa darteed marnaba u dulqaadanmeyno Sed Bursi Soo jireen oo uu beesha ka dhex wado ” Sidaa waxaa yiri Nabdoon Cismaan Ibraahim Xaaji oo intaa sii raacieyey


“Waxaan bulshadda Soomaaliyeed u sheegeynaa in Jifo ay wada qaataan Dhamaan Xilalkii Dowlada waxaana nala wadaagtaan Sadbursigaas oo ah  aqalka Sare uu la rabo Samsam Ibraahim Caliyow oo ay dhashey Saalim  Caliyow Walaashiis, Aqalka hoosana uu rabo Saaliim Caliyow, Ururka Haweenka Qaranka Xubin Sitey Xuseen Caliyow  , Wasaaradda Garsoorka yo Cadaaladda  Xasan Xuseen Caliyow, Xoghayaha Gudiga Doorashada  Koonfur Galbeed  Sayid Cali Ibraahim (X Caliyow) Suldaankana waa iyaga” waxaa uu intaa ku siidarey


“Hadaba waxaan Bulshadda Soomaaliyeed , Urur Gaboleedka IGAD, Qaramada Midoonbey, Ururka Midowga Afrika , Madaxweynaha Koonfur  Galbeed iyo Guddiga Doorashada Dadban in ay wax ka qabtaan Cabashadeen ku aadan in hal Jufo ay wada qaateen dhamaan Xilalkii ay Beesha ay lahayd , hadii aan wa laga qaban  Cabashadeen in Beesha Jiido ay qaadan doontoo’aan adag oo ka dhan ah Suldaanka


Gabagagabadii  waxaa halkaa ku soo gabagabeynaynaa Halku dhig ay leedahay Beesha Jiido oo ku  qoranka afka Jiidada “Siif Me Ilaahey umey, Safar Wajes iyo Afaafkisi Uniyow wili Aatanan, Aqla Aatanayuu, Hee Hiir Aaliyow, aduunyo Arbahee akhiro ma Hasaawsataa

Published: 2016-10-17 14:25:47

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign