Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Qalab Isboorti oo lagu Wareejiyey Kooxo ka Dhisan Deegaanka CAMAARA

 Cayaaraha waxay ka mid yihiin kuwa Bulshada ku dhex abuura isdhexgal, waxayna si gaar ah faraxad iyo reyn reyn geliyaan Dhalinyada sidaa darteed deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug waxaa ka dhiso Koox Isboorti waxaana mar waliba ka dhaca Tartamo Isboorti oo ay u soo daawasho tagaan dad fara badan .

Sidaa darteed Dhawaan deegaankaas waxaa gaarey Xubno ka tirsan Jaaliyada UK oo uu Hogaaminayey Axmed Nuur Maxamuud Barkhadle, waxayna Kooxaha ka dhisan halkaas ku Wareejiyeen qalab isboorti oo ay ugu talagaleen Dhalinyarad sida uu idiin kaga muuqada Sawirada .


 


Axmed Nuur Maxamuud Barkhadle mar aan ka wareysayney Xaalada Deegaanka camaara gaar ahaan Dhinaca Cayaaraha waxaa uu yiri “ Sidaan fileyney waaba ka sareeyaan waxaa ka jira Kooxo Dhalinyaro ah oo u abaabulan sida Kooxaha Dalka ka jira kuwaa oo mar waliba Deegaanka Camaara ku qabta Tartamo Isboorti “ waxaa uu intaa sii raaciyey Mudane Barkhadle


 


“Kooxaha ka dhisan Deegaanka Camaara waxaan ku wareeejiney qalab Isboorti oo jaaliyada UK ee Deegaanka ka soo jeeda ugu talagaleen in lagu Hormariyo Cayaaraha kala duwan si dhalinyarada loogu dhiirageliyo Dhinaca Isboortiga, waxaana balan qaadeynaa in aan mar waliba aan ka qayb qaadano Tartamada Cayaaraha Degmada Camaara “


 


Cabdicasiis Maxamed Xasan (Dhagaweyne) oo ku hadleyey Magaca Jaaliyada Bariga Afrika oo goob joog u ahaa wareejinta qalabka isboortiga ayaa si weyn u soo dhaweyey Qalabkaas Isboorti ee la siiyey isagoo Hoosta ka Xariiqey in Jaaliayadooda ee Bariga Afrika iyana ay ka qayb qaadan doonaan Horumarinta Isboortiga ee Deegaanka Camaara’


 


Xilldhibaan Xasan Cabdulaahi Cascaseey oo ka tirsan Xildhibaanada Galmudug, Muna Maxamed Diirshe oo ku Hadleysey Magaca Ururdada Bulshada Rayidka iyo Guddoomiyaha Degmada Caamara Shiikh Yuusuf Salaad Maxamed ayaa Mahadceliyey Jaaliyada UK sida ay Dhalinyarada ugu Dhiiregelinayaan Dhinaca Cayaaraha ,waxayna u soo jeediyey Jaaliyadaha kale in ay ku deydaan Jaaliyadda UK eek a soo jeeda Deegaanka Camaara


 


W/D Amin Yuusuf Khasaaro


E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk


E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk


 

Published: 2016-11-02 13:18:30

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign