Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


War-Saxaafadeed ay soo Saartey Beesha Baalcad Absame

 Shirki sanadlaha ahaa ee beesha Baalcad Absame oo Muqdisho ka qabsoomay maanta oo Isniin ah Taariikhduna ku beegan tahay 7/11/2016 Kullan kan oo ahaa mid aad u ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen waxgaradka, aqoonyaahanad odayaasha, iyo Haweenka beesha Baalcad absmae ayaa ujeedkiisu ahaa sidii beeshu ay iskaga kaashan lahayd gacana iskaga siin lahayd horumarkeeda iyo u diyaargaroowga Hanaanka siyaasadeed ee rajo weyn laga qabo in cadaalad ay ku timaado sanada 2020

sidoo kale in ay beeshu baaq ballaaran oo ay ku dheehan tahay cabashadeedu ku aadan dhanka awood qeybsiga beelaha ay wada degaan jubaland iyo sidoo kale kuwa ay isku abtirka yihiin oo xaqiraad ba’an ku haya beesha iyado ay leedahay beeshu dhalinyaro waxgarad iyo aqoonyahano u heelan ama diyaar u ah in ay saamigooda helaan waxna la qeybsadaan beelaha soomaaliyeed gaar ahaan beesha daarood qaasatan Absame  sida awgeedna Beesha Baalcad Absame waxa ay go’ansatay in ay u  gudbiso cabashadeeda iyo waxyaabaha ay tabaneyso madaxda sar sare ee dowlada federaalka iyo waxgaradka soomaaliyeed iyo waliba beesha caalamka oo saameyn weyn ku leh siyaasada soomaaliya ee maanta.


 


Waa maxay waxyaabaha Beeshu ay Tabaneyso?


1. Dowlada Dhexe ee federaalka ah oo ay beeshu ku laheyn xubnihii kaga aadana sida,

A. Xildhibaan heer federal ah oo ay beeshu laheen

B. Agaasimeyaal iyo wasaarado ay beeshu ku magacaabneyd

C. Siyaasada guud  dalka ee Gudo iyo dibadba oo aysan ka dhex muuqan beeshu

2. Dowlad goboleedka Jubaland iyo maamulka haatan talada haya oo sido kale xaqiray beesha sida 

A. Beesha aan helin wax ka badan hal xildhibaan iyado ay u qalmaan in ka badan maadaama beesha xoogeedu ay degan yihiin jubooyinka 

B. Ma lahan beesha Baalcad Absame Agaasimeyaal, saraalkiil sare sare iyo waliba wasiiro xil haya




. Doorashooyinka soomaaliya oo aan laga soo qeyb galin beesha Baalcad Absame iyado Beesha xildhibaan heer federal ah ay lahaan jirtay tan iyo 1960 islamarkaan ay shirkii carte ee dowladi laguso dhisay jibuuti ka mid ahayd beelahi daarood ee saami ku lahaa xildhibaanada dowlada dhexe iyado beesha Absame qoondeeyay 12 xildhibaan oo ay marka laga raabo labao Jidwaaq ay qaadatay mooye 10kii kale beesha Ogadeen isku magacaawday halkaana ay beeshu ku qaday.


 


ugu dambeyn waxa ay beesha Baalcad Absame oo ka mid ah beelaha soomaaliyeed kuwooda ku abtirsada Daarood Ismaaciil islamarkaan degaaan u ah koonfurta soomaaliya qaas ahaan Jubooyinka in aan la xaqiri Karin waxa ay xaqa u leeyihiina ay tahay in la siiyo sido kalena ay beeshu Cabashadeeda u gudbineyso Madaxweynaha iyo R/wasaaraha Soomaaliya kuwa la soo dooran doono iyo kuwa haatanba jooga sido kalena wax garadka soomaaliyeed iyo beesha caalamka sida UNka kuwooda u dooda cadaalada iyo IGAD oo siyaasada soomaaliya faraha kula jira sameyna ku leh.


Waxii faahfaahin dheeri ah fadlan nagalasoo xiriir




Contact us: Tell. +252-612863354/+252-615142024/+252-618249415


Wabillaahi Towfiiq

Published: 2016-11-08 14:41:32

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign