Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


MASHRUUCA WADO XIRISTA MUQDISHO.

War Ninahow Wixii Hayadaha ahaa ee aan ka qaraaban jirney waa Naga Soo Xirmeen ee Maxaa Talo ah “ kii kalaa inta soo boodey  ayaa yiri Saaxiib anigaa kuu haya meel lacag laga helayo “ inta kor u boodey ayuu yiri “Saaxiib aad baa iiga farxisey ee ii sheeg waxa lacag laga helayo” inta ku soo dhawaadey ayuu si hoose ugu sheegey “Saaxiib Meel Waddo ah oo la xiri karo ma haysaa” inta si xun u eegey ayuu yiri “ Ma hadaan is baaro dhiganeynaa war nin Xun Baa tahay” maya saaxiib sidaa ha ila hadlin “

Maya saaxiib wado Xirida tii isbaarada ma aha ee waa mid kale oo aan lacag ku heleyno “ Inta  si miyiri ah fariistey ayuu ku yiri “ ii sheeg sida lacag lagu helayo” saaxiib Ma aragtey wadooyin inta la xirey Shacabkii iyo Gaadiidkii laga joojiyey” haa waan arkey maxaa la sameynayaa “Saaxiib Dowladaan u tageynaa waxaan leenahay  Wadadaan Halis baa ka imaan karta waa in lagu gooyaa Ciid iyo Dhagaxaan” Aleylahe hadaa helney Mashruuc lacag lagu helayo ii sheegtey oo maxa mar hore iigu sheegi weydey “inta soo boodey ayuu yiri” Saaxiib Rag baa Mashruucaan ka lacageystey ee fadlan deg deg  hada noo qor Qiimeynta waxa ku baxaya Wadada la xirayo”


“200 Kaariko oo Ciid ah 100 Kaariko Dhagaxaan ah 1000 Loor  Shamiinto ah, 10 kun oo Masaabiir ah, intaas oo Silig ah, Darbaalkii lagu shubayey Ciida ee Dhufeys laga dhigi lahaa, Shaqaalihii Howshaan qaban lahaa iyo wixii kale oo aad noo raaci karto “  kii kalaa ayaa yiri “ War intaa jiifney ayaa rag badan faaiideysteen marka waxaan ku weydiin lahaa Ma noo haysaa Wadada la xiri lahaa “ inta soo boodey ayuu yiri “War anigaa kuu haya Wadada la xirayo” waa uu ku celiyey ee saaxiib noo sheeg “ inta ku soo dhawaadey ayuu yiri” Wadada Maka AlMukarama ayaanba Gebi ahaan Xiireynaa “ inta yaabey ayuu yiri “ saaxiib dadka iyo Gaadiidka halkey marayaan “ inta indhaha ku kuurey ku yiri “Ma dadkaanaa Axsaan loo sameeyey waad u jeedaa inta Waddo ka Xiran “ marka waxaas oo wado ee Xirana rag baa ka faaiidey anagana kuwaa ayaa la mid nahay” marka waxaan ku soo gabagabeynayaa “ Ha israacdo Diidaye ha israamsato”


Qoraalkaan in aan sameeyo waxaa igu kalifey saakey ayaa kuwaa bariistey aniga oo ku sii jeeda Hotelka City Palaca ahaa  ayaa Damacay inaa ka wareego Dhinaca Gaadiidka Booliiska iyadoo oo dhana Labada Dhinac ayaa laga Xirey oo Ciid dhagaxaan lagu gooyey  oo waliba aan dhihi karo Kharash badan baa ku baxay sidaa Darteed waxaa muuqata in ay  sii Kordheyso Xirida Wadooyinka Magaaladda Muqdisho marka dadka Ma Cirkey marayaan, waxaa ka sii Daran  waxaa iyana Magaaladdaa Muqdisho ku soo Kordhey  Maalmahaan Mashruuca Askariga  iifa waa yaabee “Askari Taagan ayaa wax qaba waayey ma askari Jiifaa wax qabanaya!! Marka Dowlada goormey Mashaariicda noocaan oo kale ah ee la hoos gelinaya oo weliba  shacabka Dan u ahayn wax ka qaban doontaa, Sidaa darteed waxaa Xaqiiqo ah in Dadka Dowlad Naceybka la barayo.


W/D Amiin Yuusuf Khasaaro


E-Mail  amiinkhasaaro@hotmail.co.uk


E-Mail  amiinkhasaaro@yahoo.co.uk


Tel  00252615532494    

Published: 2016-11-14 08:01:18

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign