Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Ugaas Beesha Gaaljecel oo Cadaalodaro ku tilmaamey mid ka mid ah Doorashadii ka dhacdey Kismaayo

Iyadoo Beelaha Soomaaliyeed ay Cabasho ka keenayaan qaabka loo soo xulayo Xildhibaanadda Baarlamaanka ee Xilgaan ka soo socda qaar ka mid ah Magaalo Madaxyada Dalka  Maamuladda waxaana  arrintaa iyana Walaac ka muujiyey Guddiga Doorashadda oo Xaqiijiyey in ay jiraan Ku shubo iyo Masuqmaasuq ku aadan soo Xulista Xildhibaanadda Baarlamaanka

Cabashadii ugu weyneyud waxay ka soo yeeryey Ugaaska Beesha Gaaljecel Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdulaahi Ugaas Muxumed oo ka mid ahaa  Ugaasyada 135  ka dib markii uu sheegey  islamarkaana been abuur ku tilmaamey Doorashadii  ka dhacdey Magaaladdaa Kismaayo ee Dhexmartey Maxamed Mukhtaar  ibraahim oo ahaa Wasiirkii Badroolka iyo Macdanta iyo  Cabdulaahi Shaacir oo Xildhibaan ka ahaa Dowladii Horey  waxaa uu intaa sii raaciyey


“ Wixii ka dhacay Magaaladda Kismaayo waa mid aanan Fileyn  waxaana eedda Dusha uga Tuurayaa Gudddiga Doorashada oo faragelin ku sameeyey Ergadii Beesha  oo aan aniga si cadaalad ugu qaybiyey Beesha Gaaljecel gaar ahaan Beesha Doqon Diide  sidoo kale  Gudiga Doorashada waxay  si Bareer ula Safteen mid ka mid ah tartamayaasha”  waxaa uu intaas uu ku darey Ugaaska


“Faragelinta  Gudiga Doorashadda  waxay keentey in si  cadaalodaro ah ku soo saaraan Mudane Shaacir iyadoo sidoo Gabi ahaan la diidey ergadii Beesha gaaljecel ee aan Gacanteyda ku sii  diyaariyey  taas badeleeda la keensadey Ergo kale oo Been Abuur oo aan u dhalan Beesha Gaaljecel waxaan u soo jeedinaya Gudiga Daoorashada  Heer Federaal in ay Dib ugu laabtaan Kursigaas  oo aan wax tartan ah ku imaanin sidoo kale Beesha Caalamka ee gallaangalkaku leh Doorashada in ay iyana dib u eegaan Kursigaas ”


Imaan Cali Xasan  oo Wakiil u ahaa Ugaas kana tirsan Nabadoonadda Beesha Gaaljecel gaar ahaan Beesha Doqon Diide sidoo kalena ka mid ahaa ergada ka qayb galeysa Doorashada oo isna ka hadlayey arrintaas waxaa uu yiri “ Beesha Doqon Diide waxay si Cadaalad ah ku qaybsadeen ergadii 51 Xubnood  anagoo raaceyna taladda Ugaas,waxaana sugeyney in aan ka qayb galno Doorashada oo ay ku tartamayeen saddex Musharax”  ka dib maxaa dhacay


“Waxaa dhacay  Cadaaladaro iyo wax laga Xumaado  iyadoo meesha ku sugnaayeen Gudiga  Doorashada Heer faderaal iyo Heer Gobol. Waxaan Sugeyney in Kursigaas lagu tartamo  Codna lagu kala Baxo kii Calaf u yeesha uu ku soo baxo tiina ma dhicin  waxaan Gabi ahaan la bedelo Ergadii aan  sida Cadaalada ah ku soo Xulaney” ayuu yiri Imaan oo intaas sii raaciyey


“Waxaan ka dalbaneynaa Gudiga Daoorashada  Dadban iyo weliba Beesha Caalamka ee Kor joogtada ka ah Doorashada in ay baaraan wixii ka dhacay Magaalada Kismaayo gaar ahaan in ay Il gaar aha ku eegaan Kursigi Beesha Gaaljecel gaar ahaan Beesha Doqon diide  oo aan aaminsanahay in aaney meeshaa Wax doorasho ah ka dhicin sidoo kale waxaan dalbaneynaa in la baaro sida Foosha Xun ee loola dhaqmey mid ka mid ah tartamayaasha ka dib markii Gudiga Dorashada Jubaland ku been abuurteen kuna sheegeen in uu bxiyey lacago Laaluusha


 



Mid ka mid ah Nabadoonada Beesha oo isna ka Hadley  Cadaalodaradii Beesha Gaaljecel lagu sameeee ayaa yiri “ Kursigaas Fergelin baa  lagu sameeyey  weliba waxaa Fergelintaa Horseed u ahaa Gudiga Doorashada si ay u soo saaraan mid ka mid ah Tartamayaasha oo iyagu ay wateen sidaa darteed waxaa ku baaqayaa in dib loo eego Kursigaas oo aan aaminsanahy in uusan Doorasho ku imaan      



 

Published: 2016-11-27 19:14:04

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign