Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Xildhibaan Markiiba ka Dhabeeyey Balan Qaadkiisii

 Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye oo shalay lagu doortey Magaaladda Cadaado ayaa markiiba ka dhabeeyey Balan qaadkiisii ka dib markii uu IIsbitaalka Degmadda Cadaado maanta gaarsiiyey Deeq Dawo ah oo isbitaalka uu aad ugu baahnaa.

Maamulka iyo Dhaqaatiirta isbitaalka ayaa u Mahadceliyey Xildhibaan Saabir oo sheegey in uu yahay Xildhibaan ku dayasho mudan , waxayna sheegeen  in deeqdaan ay si Cadaalad ah u gaarsiin doonaa dadka qaba Xanuunadda kala duwan  


“Tani waa Bilow waxaana Deeqadaan Daawada ah ugu tala galey in lagula Tacaalo dadkeyga Dhibaateysan mana noqon doonto tii koowaad  Ilaah idiinkiis waa sii socon doontaa “sidaa waxaa yiri Xildhibaan Saabir oo noqdey Xildhibaankii ugu horeeyey  ee Deeq gaarsiiyey dadkiisa tani markii ay bilowdeen Doorashooyinka Xildhibaanimo ee Aqalka Sare iyo Aqal Hoose


Shacabka GalMudaug gaar ahaan kuwa degen Degmadda Cadaado ayaa soo dhaweeyey deeqdaan Daawada aha  ee uu Xildhibaan Saabir gaarsiiyey Isbitaalka Degmadda Cadaado,waxayna Xildhibaanada kale ugu baaqeen in ay gacan ka geuysteen wax uqabashada dadkooda  dhibaateysan 

Published: 2016-12-05 11:52:06

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign