Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Xildhiaanadii Maxamuud Hiraab oo Muqdisho lagu soo dhoweeyey

  Xaflad lagu soo Dhaweynayey Shan Xildhibaan oo dhawaan lagu soo doortey Degmada Cadaado oo lagu qabtey Muqdisho


 

Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Xaflad lagu soo dhaweyneya Shan Xildhibaan oo ka tirsab Beesha Maxamuud  Hieaab ( Duduble) oo dhawaan lagu soo doortey  Degmadda Cadaado ee  Maamulka GalMudug kuwaa oo ka md noqdey  Xildhibaanadda Aqalka Sare iyo Kan Hoose.


Xafladdaan oo ay soo qabanqaabiyeen Dhalinyarada Beesha Maxamuud Hiraab ayaa waxaa ugu horeyn halkaa ka Hadley mid ka md ah Gudiga Qaban qaabada  oo lagu Magacaabo Cabaduqaadir Shiilkh Maxamed Cade waxaana uu sheegey in Sababaha ay kulankaan u qabteen ay tahay in ay ku soo dhaweeyaan Xildhibaanadda Beesha  isagoo kula Dardaarmey Xildhibaanadaas  in  Xilka loo doortey ay si Cadaalad  ah uga soo dhalaalaan islamarkaan si deg deg ah uga soo jawaabaan Qoraalka ay dhalinyarada Soo Gudbiyeen eek u aadan waxa lagau sugayo Xildhibaanada


Xubnahii kale ee kulanka ka Hadley waxaa ka mid ahaaWakiilka Ugaaska  Saciid ugaas Maxamed Carab  iyo Nabadoonka Guud ee Beesha Macalin Maxamuud   Cali  Gaban waxayna labadooda sheegeen in ay si aad ugu faraxsan yihiin Xildhibaanadda Beesha ay soo doorteen waxayna  u soo jeediyeen in ay si daacad ah gu adeegaan Bulshada Soomaaliyeed  gaar ahaan beesha Maxamuud Hiraab.


Waxaa Xafladaas soo dhaweynta ah sidoo kale  ka Hadley  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda  Dastuur  Dowladda Federaalka  Xasan Jaamac Dheere waxaana uu sheegey in ay Lab Jibaari doonaan Howlaha ay Dowlada uga hayaan Beesha  isagoo si gaar ah Baaq ugu direy Xildhibaanadda Cusub in ay Gacan ka geystaan waxa ay dhalinyarada u soo gudbiyeen ee ku aadan Meel marin Xaquuqaha ay Dowladda ku leeyihiin.


Ugu Dambeyntii waxaa kulankaas ka Hadley Xildhibaanada kala ah Maxamed Cabdulaahi Faarax Geeseey , Cabdicasiis Cilmi Cali iyo Ikraan Aadan Absuge  waxayna ka mahadceliyeen intii soo qaban qaabisey Xafladda lagu soo dhaweyneyey gaar ahaan  Dhalinyarada  Beesha Maxamuud Hiraab waxayna  sheegeen in ay dadaal ugu geli doonaan dhamaan Xaquuqaha ay beesha ku leedahaya Dowladda  iyagoo dhanka kale ka dalbadey  dhamaan qaybaha kala duwan ee Beeesha in mar waliba lala Xisaabtamo islamarkaa ay soo dhaweynayaan wxii talo ah  oo loo soo gudbiyo 




Published: 2016-12-13 16:00:46

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign