Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


FARIINTA XILDHIBAANADA

 1.     MUDANE, XILDHIBAAN ,WAXAAD MAANTA QAADAY  MASUULIYADDII SHACABKA SOOMALIYEED, BADBAADADA  SHACABKAAGA WAXAY KU JIRTAA  GO,AAN QAADASHADAADA

 


 


 


 


2.     MUDANE, XILDHIBAAN, WAXAAD KU DHAARANAYSAAA KITAABKA ALLE EE MUNASALKA, TAASO AH INAAD U SHAQEYNASO SI DAACADNIMO AH  DALKAAGA , DADKAAGA IYO DIINTAADA


 


3.     MUDANE XILDHIBAAN DHAARTA AAD  DHAARATAY HADDAADAN KA DHABEYN  XAGEE GEENAYSAA KITAABKII ALLE AAD KU DHAARATAY


 


4.     MUDANE XILDHIBAAN ,WAXAA WAAYO ARAGNIMO  NOOGU FILAN WAXAAN SOO MARNAY , EE KAFAKAR DANTA DALKA ,DADKA IYO DIINTA ,ISKANA ILAALI DAN SHAQSIYADEED.



 


5.     MUDANE  XILDHIBAAN  SHACABKA  SOMAALIYEED WAXAY KAA SUGAYAAN   CADAADALAD, WADANINIMO, QARANIMO, IYO ALLE KACABSI , TAAS AYAAN KU GAARIDOONAA  HEEGSIGA QARANIMO SOOMAALIYEEED, HORMAR IYO  BARWAAQO.


 


SACIID NUURIYE ABSHIR




Published: 2016-12-19 09:43:50

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign