Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Beel ka dalbatay Madaxweynaha Soomaaliya in uu siiyo jagada Raiisulwasaaranimada Soomaaliya

 Beesha Shiikhaaleed oo Madaxweyne Farmaajo ka dalbatey in Xiligaan iyaga loo Magacaabo Raiisul Wasaare

 Kulankaan oo ka dhacay Magaaladda Muqdisho ayna isugu yimaadeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada  Bahweynta Shiikhaaleed ayna ka qayb galeen Odoyaasha Dhaqanka, Aqoonyahanada , Waxgaradka , ayaa Ujeedkiisu ahaa sidii Loo Xoojin lahaa Midnimada Beesha Shiikhaaleed, Xaquuqda Siyaasadeed ay Beesha Mudan tahay kuna leedahay dhamaan Maamulada Dalka ka jira sida Maamul Goboleedyada iyo kuwa Federaalka ah              


Ugu Horeyn  Xubnihii  kulanka Hadley Suldaan Nuur Xaaji Cabduqaadir, Suldaan Maxamed Suldaan Muuse , Suldaan Xasan Xaaji Guul wade , Ugaas Cabduqaadir Yuusuf Gobayaa , Ugaas Axmed Shiikh Abiikar, Suldaan Axmed Maxamed (Lixle) Col Cumar Xaaji Ibraahim Gaagaale , Malaaq Xasan Shiikh , Suldaan Maxamed Cumar , Nabdoon  Shiikh Axmed Shiikh Maxamed Badawi, Nabadoon Maxamed Cali Maxamed , Nabdoon Maxamed Yuusuf Xasan  waxayna Dhamaantood  hoosta ka Xariiqeen in ay Muhiim Tahay Midnimada Beesha islamarkaan ay waajib tahay in Beesha ay hesho Dhamaan Xaquuqaha Aas-saasiga ee ay Beesha ku leedahay Dowladnimada .


 


“Beessha Shiikhaaleed waxay Dowlda uu Hogaaminaya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ka dalbaneysaa                                                 in uu soo Magacaabo Shaqsi ka socda Beesha Shiikhaaleed Xilka Raiisul Wasaaraha maadaama ay beesha u aragto in ay mudan tahay in iyaga laga soo magacaabo Xiligaan “ ayey yiraahdeen Xubnhaas oo sheegey in Beesha Xilgaan la joogo ay u aragato  Xilkaas dad ka bixi kara islamrkaana ay Xaq u leedahay Hogaamintaas .


 


“ la shaqeynta Dowlada Cusub  ee Federaalka wax kasto oo ay ku jirto Dan, Diinta, dadka iyo dalka Diyaar baan u nahay, sidoo kale beesha waxay Ilaah ka baryeen in Abaarta  iyo Colaada ka dulqaado  ayna Badiyaan Baryada Ilaahey , iyagana ay is Caawiyaan “ ayey ku soo Gabgabeeyey Baaqii ay sida Wadajirka ah u soo saareen Beesha Shiikhaaleed





 


 

Published: 2017-02-17 15:40:30

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign