Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Kulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka dhacay Muqdisho

 Kulan  balaaran oo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaali Xasan Cali Khayre  oo uu soo abaabuley  Ugaaska Beesha Murusade Ugaas  Cabdulaahi Ugaas Xaasi Faracadde ayna ka qeyb galeen siyaasiyiin odayaal dhaqameedyo oo isugu jirey Ugaasyo, Salaadiin, Malaaqyo, Wabaro, Garaado, Culumu’diin ururrada bulshada iyo Haween  ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho.

Xubnhii ka hadlay Kulanka    lagu taageerayey Raiisul wasaaraha cusub ayaa waxaa ka mid ahaa  Siyaasiyiinta kala ah Daahir Shiikh Maxamed ( Daahir Dayar) iyo Maxamed Shiikh Maxamuud Guuleed ooh ore Wasiiro u soo noqdey  waxayna ugu horeyn u hambalyeeyeen  Raiisul Wasaaraha  cusub xilka loo magacaabay, iyagoo si gaar ah ugu baaqey Xildhibaanada labada  aqal in ay Codka Kalsoonida Siiyaan Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre  


 Kulankaas lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Xasan Cali Khayre ayaa waxaa ka mid ahaa dadkii ka Hadley Imaamka Beesha Mdulood Imaam Maxamed Yuusuf oo ugu horeyn u duceyey Madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha isagoo halkaa ka balan qaadey in ay la shaqeyn doonaan Dowlada ay Hogaaminayaan


Ugaas Cabdi Daahir oo isna ka Hadley kulankaas ayaa u mahadceliyey inti soo qaban qaabisey Kulankaas oo uu ugu horeeyo Ugaaska beesha Murusade waxaana uu sheegey in ay Garab taagan yihiin Madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha wuxuuna u soo jeediyey Xildhibaanada Baarlamaanka in ay si deg deg Codka Kalsoonida u siiyaan Raiisul wasaaraha


Ugaas Cabdulaahi  Ugaas Xaashi Faracade oo ahaa Ugaaskii soo qaban qaabiyey Kulankaas ayaa u mahadceliyey Dhamaan Odoyaashii Dhaqanka ee Taageerada u Muujiyey Raiisul  Wasaare Xasan Cali Khayre isagoo ugu baaqey Odoyaasha Dhaqanka in ay ka shaqeeyaan sidoo ay Xubnaha Baarlamaanka uga dhaadhicin lahaayeen   sidii Raiiusl Wasaaraha loo ansaxin lahaa


Dhanka kale Marwo Salaado oo ku hadleysey Magaca Haweenka Soomaaliyeewd oo ka hadashay kulankaasi ayaa ku amaantay madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi sida Geesinimada leh ee uu u soo magacaabey Raiisul Waaaraha iyadoo ka dalbatey Xubnaha Baalamaanka in ay  ansaxiyaan Raiisul Wasaaraha  maadaama Labada Masuul ay ku yimaadeen Rabitaanka Shacabka


Tan iyo markii la Magacaabey Raiisul Wasaare  Xasan Cali Khayre  waxaa soo badanaya taageerIdda Ummadda Soomaaliyeed ay u hayaan Raiisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, sidoo kale  waxaa banaanbaxyo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha  ka dhaceen  Gudaha dalka iyo Dibadda  


 


 

Published: 2017-02-27 13:18:48

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign