Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


“FARMAAJO HA LOO SHEEGO”

 Iyadoo  Abaaro aad u baahsan  ay dalka ka jiraan ayaa hadana Abaarahaas loo kala Nugul yahay maanta waxaana ka qayb galey Kulan looga hadlayey Abaaraha iyo Saameynta  Dadka la Nool Xanuunka HIV AIDS waxaa ka is Tusiyey in dadkaas ay la soo Gudboonaadeen Daruufo aad u daran waayo Boqolaal Dadkaasi ah  ayaa ku Nool Gobolada Dalka po abaar aad u daran ka jira.

Aniga waxaana ka mid ahay dadka u Ololeeya dadkaas Xanunka qaba waxaana dhowr Jeer aan ka qorey Qoraalo  aad u badan oo ku aadan Wacyigelin si aan Bulshada u Tusiyo in Xanuunka ka mid yahay Xanuunada kale Aduunka Jira  


Waxaa Ayaandaro ah in dadkaas ay Ioobeen Dadka wax Heysta iyo Dowladda Federaalka waayo Dunida  Gudyada Qaranka waxaa u Madax ah Madaxweynayaashooda Tusaale Madaxweynaha Uganda waxaa uu Madax Sharafeed uu ka yahay Guddiga Qaranka ee HIV waana Midaas in Dadkas Xanuunka la Nool ay Helaan Daryeel Joogto ah wuxuuna  madaxweynaha Horseed u noqday in dalka Unganda uu ka sii yaraanayo Xanuunkaas


Tusaale kale Madaxweynaha Mamulka Somaliland waxaa lagu Tiriyaa in uu yahay Madaxda u Hiilisey  Dadka Xanuunka  Nool oo maanta la dhihi karo waxaa Maamulkaas uu jabiyey Darbigii faquuqa Dadka la Nool  Xanuunkaas waxaa la yaab leh in  Madax ka tirsan Gudiga Xanuunka HIV Soomaaliland  ay yimaadnaa Muqdisho  siiyaana Casnaro Dadka la Nool Xanuunkaas iyo  qaabka ay u gaareen Horumarkaas waxayna sheegeen in dadka la nool Xanuunkaas ay Taagero Xoog leh ka Helen Maamulkooda  halka Madaxda Soomaaliya ay ka jiifsadeen   dadkaas  oo la rabey in Dareenkooda u soo jeediyaan Kuwaa oo qaarkood Ilinta Celin waayey markii warkaas loo sheegey


Mid ka mid ah dadka la Nool Xanuunkaas  ayaa Kulankii Maanta waxaa uu Fariin u direy  Madaxweynaha Cusub ee Dowladda Federaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo si uu   Dareeniisa ula wadaago dadka la Nool xanuunkaas oo qaarkood maanta Xanuunkoodii uu ugu darsamey  Abaaraha ka jira Dalka kuwaa oo  awoodi waayey  in ay soo gaari waayen Goobaha Caafimaadka si ay u qaataan Daawadooda,


Waxaa uu Dhibanahaas uu soo qaatey Dhacdadii  Dhawaan ka dhacdey Muqdisho oo ahayd markii gabar ka mid ah dadka la Nool Xanuunkaas oo Uur Leh ay weydey Meel ay ku dhasho ka dib markii sadex Isbitaal oo ay isku martey loo diidey in  laga fooliyo Ilmaha ay sido taasina waxay keentey in  aakirkii uu Canugii ku dhex  dhinto  Caloosha Hooyadii waana Dhacdo Xanuun badaa oo Dowlada looga fadhiyey in  Sharciga marsiiso  isbitaaladii Diidey Hooyadaas  


sidaa Darteed  Dhibanhaas   waxaa uu sheegey in ay leeyihini Laba Gudi mid waa Gudiga Qaranka ee ka Hortaga Xanuunka  HIV midka kalena waa mid ay leeyhiin Dadka la nool  Xanuunkaas  isagoo ugu dambeyntii  ugu baaqey Madaxweyne Farmaajo  in uu Il Naxariis ku eego dadka la Nool xanuunka  HIV  isagoo fariintaas  ugu Magacdarey “FARMAAJO HA LOO SHEEGO”   


W/D Amiin Yuusuf Khasaaro


E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk


E-Mail  amiinkhasaaro@yahoo.co.uk


Tel  00252615532494                 

Published: 2017-02-28 16:42:27

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign