Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Bayaan ka soo Baxay Ganacsata Soomaaliyeed oo ku saabsan Doorashada Rugta Gancsiga

 Waxaa Xarunta Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir  ee Magaalada Magaalada Muqdisho ka soo baxay  Bayaan ku aadan Shirweynaha Rugta Gancsiga oo dhawaan lagu qaban Magaalada Muqdisho waxaana Bayaankaas Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta u Akhriyey Bile Cabdi Siyaad oo ah Afhayeenka Ganacsatada Soomaaliyeed wuxuuna u Qornaa Sidatan

Anagoo ah Madaxda Qaybaha kala duwan ee Suuqyada Banaadir, Shirkadaha kala duwan,  Waxaa Noo Muuqata in Doorashada Gudoonka  Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ee la doonayo in dhawaan la qabto in aysan ku socon sidii Saxda ahayd .


Hadaba si ay u noqoto Doorasho Xalaal ah kana Tarjumeysa qaybaha kala duwan Ganacsiga wadanka isla markaana haysata aqlabiyada Ganacsatada Soomaaliyeed waxaa Muhiim ah in aan lagu deg degin , lagana dhowro Doorashada wax kasta oo Fashilaad Sabab u noqon kara


Hadaba waxaa Muhiim ah in marka hore la helo Dastuur iyo Nidaam la  isla ogol yahay oo laga maarmaan u ah Sharciyadeeda Rugta Gaqncsiga


Marka la helo Dastuur Sax ah ayey dhici kartaa Doorasho Xalaal ah ayna ka soo bixi karaan  Hogaan Xalaal ah oo matela Gaanacsatada Soomaaliyeed


Waxaa Cad sida hada Rugta Ganasiga iyo Warshadaha Somaaliyeed ay u maamuleyso  Howsha Doorashada aysan ahayn sax taasoo weliba Khatar ku ah Sumcada , Sharciyada , Hogaanka iyo Cida ay Mataleyso Rugta Gannsiga Spomaaliyeed.


Waxaan Soo Jeedineynaa



  1. In la qabto Gudi Gancsato oo matela Dhamaan Ganacsatada Soomaaliyeed

  2. in  la derso , la saxo , lana dhameystiro Dastuurka iyo Xeeraraka Rugata Gancsiga.

  3. In Dooorashada ay Maamulaan Gudi ama shaqsiyaada aan damac kala hayn in iyaga la doorto si looga hortago Xaglin Dano gaar ah



    Bayaankaas ka dib waxaa iyana Saxaafadda la Hadley Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir Cabdinaasir Cali Maxamed oo sheegey in in arrintaan ay Gaarsiyeen Wasiirka Ganacsiga Dowlada Federaalka una sheegeen qaabka  lo qaban karo Doorashada Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha 



    Bayaanka  waxaa si wadajir ah isku raacey Gudoonada  qaybaha Ganacsiga ee Hoose ku saxiixan


    

Published: 2017-03-02 16:51:43

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign