Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Cabduqaadir Baariyow Digniin u Jeediyey Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka Dhisaya Hotel uu leeyahay

 Cabduqaadir Maxamed Aadan (Baariyow) oo ah Milkiilaha Hotelada Baariyow (2) ayaa   digniin u direy  Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka Dib u dhisaya ama u Dayactiraya  Hotelkaas  in ay ogaadaan in Hotelkaas uu yahay Hanti Ma Guurto ah oo  uu sheegey Cabduqaadir in uu isagu leeyahay si Sharcidaro ahna loo haysto  

 “Hoteelka waa Shan Dabaq waxaa degen Shirkadda Hormuud ee Bakaaro oo hada ay Dayactireyso sidaa darteed waxaa u soo jeedinayaa Shirkdahaas iyo Shaqsiyaadka hadda Dayactiraya in Alle ka Baqaan ayna ogaadaan in Gurigaas ay Dacwad ka taalo Maxkamadaha Dalka uuna soo Gabagaboobey Baaritaankii  “ ayuu yiri Cabduqaadir Baariyow oo intaa ku darey  



“Gurigaas waxaa xoog lagu haystey muddo 26-tii Sano ee la soo dhaafay ee wadanka uu Burburka iyo Fowdada  ku jirey sidaa darteed ma garan karo sabab loo sii haysto Gurigaas oo ay ogyihiin Bulshadda Soomaaliyeed Cidda iska leh waxaana Gurigaas muddo Dheer ayey Dacwadi ka taagneyd  waxaana  la filayaa in dhawaan Dacwadiisa  la qaado .


“Cidii iibsata ee lacagteeda iska gelisa wixii ku yimaada iyadaa ka masuul ah sidoo kale Hotelkaas  wax isbedel ah laguma sameyn karo Xitaa lagama bedelo karo Hal Albaab, Cidddii sameysana qayb ayey ka noqon doonaan Dacwada haatan ka taagan Hotelkaas oo aan u haysto Marqaatiyaal fara badan” waxaa uu intaa ku sii darey Cabduqaadir Maxamed Aadan Baariyow


“Waraaqaha Milkiyadda Hotelkaas anigaa heysta sidaa darteed waxayna Dacwadiisa soo jiitameysey Muddo waxaa la joogaa Waqtigii Dacwadaas la qaadi lahaa  axaa Nasiibdaro ah in ay dhacdey in ay dib u heshiisiin dalbadeen balse waan isku fahmi weyney waxaa I soo gaarey in iyaga oo og in Gurigaas Dacwad ku socoto in ay dib u dayactiraan hase yeeshee waxaan u sheegayaa aniga iyo shaqsiyaadkaas xoogga ku heysta Hotelkaas Sharciga ku kala bixi doono ”


Ugu Dambeyn Cabduqaadir  Baariyow waxaa uu sheegey in Waqti aan fogeyn ay gacantiisa  ku soo wareegi doonto Gurigaas waayo waa hanti ay ogyihiin Ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in aan aniga  leeyahay sidaa Darteed mar kale waxaan ku celinayaa in la Joogo waqti sharciga lagu kala bixi lahaa





Published: 2017-03-09 16:32:49

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign