Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Gud. Baarlamaanka oo ka qayb galey Kulan ay isku yimaadeen Haweenka Baarlamaanka & Bulshada Rayidka

 Kulanka oo  looga hadlayey wada shaqeynta Haweenka ku jira Barlamaanka iyo Bulshad raydka waxaana Kul;ankaas Diirada lagu saarey abaaraha ka jira dalka  iyo guulaha boqolkiiba 30% haweenka ka gaareen Baarlamaanka sidoo kale waxaana  si gaar ah ahmiyad   la  siiyo  sidii Haweenka ay uga Muuqan lahaayeen olaha Wasiiradda a

Kulankaas waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlmaanka  iyo Gudoomiyihii Gudigii Doorashadda daban Avv Cumar Dhagay waxaana Kulankaas Haween Barlamaanka iyo Bulshadda raydka ku Wareejiyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Lacag gaareysa lix kun oo dollar  oo ay ugu tala galeen in wax looga qabto Abaaraha Saameeyey dad iyo Duunyo l


Kulankaan waxaa soo qaban qaabiyey Hay’ada IIDDA.iyadoo Kulankaas Balaaran  Hayada IIDA ka soo saartey Warsaxaaafadeed waxaana akhriyey Xaliimo Jaamc  waxay sheegtey in Kulankaan  uu ahaa Mid looga hadlayey Abaaraha  iyo Koontada  haweenka waxaana uu socdey 6-9 Bisha


 


Gudoomiyaha Barlamaanka Mohamed Sheikh Cisman Jawaari   oo ka hadley Kulankaas ayaa u Mahadceliyey intii soo qabanqaabisey Kulankaa isagoo kula dardaarmey Haaweenka  in ay halkaas ka sii wadaan Dadaalka ay ku doonayaan in ay ka muuqdaan Hayada Dowada


 


Gudoomiyaha Barlamaanka Mohamed Sheikh Osman Jawari ayaa sheegay in sidii haweenka ku heli lahaayeen saamiga %30 dadaal badan laga soo maray , waxa uuna tilmaamay in muhiim tahay in hada laga sii shaqeeyo sidii haweenka ku heli lahaayeen xaquuqda ka maqan marka la gaaro 2020-ka.


Hayada IIDA ayaa Shahaadooyin Gudoomsiisay dadkii ka soo shaqeeyey Aqoonta 30 %, Hayada IIDA ayaa Mudooyinkaan wadey Barnaamijyo lag hormarrinayo Haweenka sidoo kale waxay ahayd qayb ka  ahayd Dadaalkii lagu gaarey in ay haweenaka Koonto Fiican ka helaan baarlamaanka

Published: 2017-03-10 14:24:32

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign