Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Ma Maantaa Dhir Wadada lagu Quruxsadaa !!

 Nin aan is iri markaan ayuu ka soo galey Dhulka Miyiga ah, isla markaana taagan Wadada Maka Al Mukarama ayaa waxaan arkey isagoo Sinaha haysta Fiirinaya Dhir lagu Beerayo Wadada Dhexdeeda , markii uu Cabaar Taagnaa ayuu Xageyga u soo dhaqaaqey  waxaana uu I weydiiyey Su’aal aad ula yaabey oo ahayd “Walaal Meeshaan Maxaa lagu beereyayaa ?

Su’aashaas aad baan ula yaabey waayo waxaan islahaa waa uu garanayaa dhirta Meesha lagu beerayo, waxaa uu iga Celiyey Isla Su’aashii, hase yeeshee waxaan ka fursan waayey in aan u Jawaabo waxaana u sheegey in waxa Wadada lagu beerayo tahay Dhir kala duwan



Inta si aad ah iigu soo dhawaadey ayuu I yiri “ Maxaa lagu sameynaya Dhirtaan” markaa baan ugu  Jawaabey “Dhirtaan walaal wadada lagu Beerayo waa Dhir la doonaya  in lagu Qurxiyo Wadada” inta yaabey oo Kor iyo Hoos Ii dhugtey ayaa yiri


“Dhir aaaa….. aaa  lagu Beeraaa ..”  “Walee Aduun iskama war qabo anagana Xoolahii wax aan siisano ayaan weyney Abaar darteed iyagana Wadooyinkii bay ku quruxsanayaan Dhir, walee Reer Magaal waa Lax Dhukan Abaar Moog  ma maantaa Dhir lagu Cayaaraa oo meel lagu Quruxsadaa iyaga iyo kuwii soo direy waa kuwa aan la socon Xaalada maanta ay ku jiraan Dad iyo Duunyo ” Markiiba inta Orod istaabtey ayuu yiri “ Walaal Nabadeey Reer Magaalka igu salaan      



 



    


Published: 2017-03-10 14:26:46

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign