Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Shirkadda SAFA Group oo deeq gaarsiisay 400 qoys oo abaaruhu barakiciyeen

 Shirkadda SAFA GROUP oo Deeq   kala duwan Gaarsiisey Afar Boqol oo Qoys oo abaaruhu Barakiciyeen.

Shirkada  SAFA GROUP  ayaa deeq  gaarsiisay ilaa 400 oo Qoys  oo ah dadka ay saameysey  abaaraha kuwa oo ku soo barakacay Deegaan  Km-13 ee Duleedka Magaaladda Muqdisho kana yimid  Gobolada Shabeelada      Hoose iyo Baay.


 


Deeqdaan gargaarka ah  oo   ayaa intii ay socotey Qaybinteeda waxaa Kormeerayey Masuuliyiinta iyo  Shaqaalaha Shirkadda SAFA GROUP.


 Ugu horayn waxaa halkaas hadlay masuul ku hadlayey magaca maamul Shirkadda oo lagu magacaabo  Cabdinuur Sheekh Axmed ayaa sharaxay waxyaabaha ay ka koobantahay deeqda ay gaarsiiyeen waxuuna sheegay inay isugu jirto Bariis,  Caano, Timir, Saliid, Boorash iyo Lacag Caddaan ah.


Masuulkan ayaa u mahadceliyey Dhamaan intii kala qayb  qaadatey qaybinta raashinkaas isagoo sheegey in Deeqdaan aysan noqon doonin tii ugu horeyesey uguna dambeysey, wuxuuna hooosta ka xariiqey in Deeqaha Noocaan ah ay Shirkada sii wadi Doonto si loogu kaalmeeyo dadkooda Dhibaateysan.


 "Waxaan aad ugu kalsoonahay in dadkeena ay is Caawin karaan marka ay dhibaato timaado iskuna gargaari karaan’ ayuu yiri  asagoona  ugu baaqey dadka Soomaaliyeed in ay u gurrmadaan dadka ay saameysey Abaarta.


 "Deeqdan waan sii wadi doonaa inta Karaankayaga ah inagoo mar walba eegayna hadba waxa aan gaarsiin karno "ayuu yiri  Mudane Cabdinuur oo ugu baaqey shirkadaha ganasiga in ay u gurmadaan dadka dhibaatada ka soo gaartey abaarta.


 Dadkii deeqdaas ka faaiideystey ayaa u mahadceliyey Shirkada SAFA GROUP waxayna u soo jeediyeen Shirkadaha kale in ay ku daydaan  Shirkada SAF GROUP si loo badbaadiyo  dadka     ay abaartu saameysey  ee ku sugan GobolLada Dalka


 Ugu dambeyn Masuuliyiinta Shirkada SAFA GROUP ayaa si gaar ah ugu Mahadceliyey Ciidamada Amaanka oo iyagu sugayey  Amaanka intii ay socotay  qaybinta deeqdaas loogu tala galagey dadka ay abaartu saameysey


 

Published: 2017-04-03 16:24:52

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign