Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Beel ka mid Beelaha Abgaal oo beeniyey in Xilkii laga qaadey Nabadoon Cumar Maxamuud Cali

Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen Waxgarad, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Nabadoono, Salaadiin, Haween iyo Dhalinyaro  ka tirsan Beesha  Celi Agoon yar ee Beesha Abgaal   ayaa  looga hadley Kulan Dhawaan la sheegey in lagu badeley  Nabdoon Beesha hase yeeshee Kulankaas ayaa Hoosta looga Xariiqey in Nabadoonka Beesha uu yahay   Cumar Maxamuud Cali

“Aad baan ula yaabney markaan Warbaahinta ka maqalney in la badeley Nabadoonkii Beesha hase yeeshee Beesha waxay u Aqoonsan tahay Nabadoonka Guud in uu yahay Nabadoon Cumar Maxamuud Cali  isaga yaana Beesha horey u dooratey  ” ayuu yiri Waberka Beesha Axmed Maxamed Yuusuf (Taksi)


Xubnihii kale ee ka hadley Kulankaas waxaa ka mid ahaa Xaaji Cali Maxamuud Cali oo sheegey in aysan garaneyn Halka Xilka looga qaadey Nabadoon Cumar Maxamuud Cali sidaa  darteed  waxaan u sheegayaa dadkii arrintaa sameeyey in ay si deg deg Cudurdaar uga bixiyaan isla markaana Raali geli u diiraan Nabadoonka Beesha


 Cumar Maxamuud Cali oo ah Nabadoonka  la sheegey in Xilka laaga qaadey oo isna ka hadley kulankaas ayaa  u Mahadceliyey Dhamaan inta soo qaban qaabisey Kulankaas waxaa uu sheegey in Xilka uu hayo  uusan markii hore  isaga  Doonan balse Xilkaas loo gartey in uu u qabto beesha waxaa uu intaa sii raaciyey


“ Aad baan uga Xumahay in Shir aan jirin la qabto la yiraahdo waxaan kaa qaadney Xilka marka kuwa sidaa sameeyey waxaa u sheegeyaa in Xilkaan ay Beesha u dooratey iyaga ayaan Xilkaas iga qaadi kara mar kale waxaan ka Xumahay in Shaqsiyaad ay sidaa ku kacaan waxay ahayd inta ii yimaadaan I yiraahdaan sidaa iyo sidaa ayey wax u jiraan “ wuxuuna kulankaas uu ku dhamaadey sidii loogu tala galey


 


 

Published: 2017-04-30 22:05:00

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign