Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Nabaddoon la caleemosaaray

Beel ka mid Beesha Xawaadle oo Caleemo saaratey Nabadoon Cusub Magaalada Muqdisho

Beel ka mid ah beesh Suleymaan Cabdalla ee Xawaadle  ayaa Kulan balaaran ku yeelatey Magaalada Muqdisho, waxaana kulankaas ka qayb galey Aqoonyahano, Waxgarad ,  Siyaasiyiin, Salaadiin, Nabadoono , Dhalinyaro iyo Haween


Ujeedka Kulankaasi oo ahaa Caleemo Saarka Nabdoonka Beesha  Cabdalla Suleymaan ayaa ugu horeyntii Waxaana ka hadley  Khaalid Jimcaale  oo ah Gudooiyaha Dhaqanka Beesha Xawaadle ee Gobolka Banaadir  waxaaana uu sheegey in ay si weyn u soo dhaweynayaan Nabadoon  Cabirisaaq Cali Cilmi ee Noqdey Nabadoonka Beesha Cabdalla Sulemaan isagoo Ilaah ugu baryey in uu la garab galo Xilkaas Culus ee loo dhiibey


“ Waxaan kula Dardaarmayaa Nabadoonka la duubey in uu ka shaqeeyo midnimada Beesha islamarkaana uu Xilkaas u Guto si daacad ah” ayuu yiri Xoghayaha Dhaqanka Guud ee Beesha Xawaadle oo sheegey in ay si Gacmo Furan u soo dhaweynayaan Nabadoonka la Caleema saarey.


Mustaf Macalin Cabdule oo ah   Maamulaha Jaamacada Green Hope oo ka hadley Kulankaas Caleemo saarkaasi waxaana uu sheegey in ay la shaqeynayaan Nabadoon  Cabdirisaaq  isagoo ugu baaqey in uu  ka shaqeeyo sidii ula Imaan lahaa  Isbedel Muuqda iyo Isku Xirka Beesha


 



Ayaan  Ciise  Xaraare oo ku hadleysey magaca Haweenka  ayaa u Mahadcelisey intii ka soo shaqeysey Caleema Saarka Nabadoonka Cusub iyadoo u soo jeedisey Beesha Ia Shaqeeyaan Nabadoonka islamarkaana ay Beesha u Fududdeeyaan Howsha loo igmadey     



 



Ugu Dambeyn waxaa Kulanka ka hadley Nabadoonka Cusub ee Beesha Nabadoon Cabdirisaaq Cali Cilmi waxaana uu yiri “ Waxaa ii dhiibteen Xili Culus , waxaana Xilkaasi ku Gudan karaa in aan  wada shaqeyn ka helo Beesha si loo hel   Isku Duubni “ waxaa uu sheegey in uu ka shaqeyn doono Midnimada Beesha Suleymaan Cabdalla    



 

Published: 2017-05-22 20:06:43

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign