Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Ugaas Maxamed Weli oo Soo jeediyey in Fursad laba Sanno ah la siiyo Dowladda Federaalka

“Haddii uu wax qaban waayo Madaxweyne  Farmaajo Labadaas Sanno waxaan siinayaa Dardaarankii Xasan Shiikh Maxamud ee uu Kursiga ku Waayey”

Ugaas Maxamed Weli Shiikh Axmed oo ka mid ah Odoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa wax ka weydiiney Mowqifkiisa ku aadan Khilaafka soo kala dhex galey Dowladaha Khaliijka waxaana mar uu ka hadlayey arrintaa uu yiri “Waxaan u Mahadclinayaa Mowqifka Wanaagsan ee ay Dowlada ka istaagtey Khilaafka ama muran Dowlaha Khaliijka taasina waxay keentey in Umadda Soomaaliyeed ku Qanacdo  soona dhaweyso, sidaa darteed Dalka uma baahna Dhaqaale Shisheeye ee waxaa uu  u baahan yahay Hogaan Wanaagsan”


 



Ugaas Maxamed  Weli Shiikh Axmed  waxaan Weydiiney sida uu u arko Dowlada Federaalka ee uu Hogaamiyo Madaxweyna Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waxaana isagoo Su’aashaas ka jawaabaya  yiri “ Waxaan ugu baaqayaa Dowlada in ay ka dhabeyso waxyaabihii lagu doortey oo ahaa in ay wax ka qabato Fargelinta Shisheeye gaar ahaan kuwa Deriska ah , Amniga,  Musuqmaasuqa iyo Qabyaalada sidaa darteed aniga waxaan Siinayaa Dowladda  Fursad labo Sanno ah in ay wax ka qabto arimahaas, hadii ay wax ka qabato Taageeradeyda waa sii soconeysaa , laakiin hadii ay Wax ka qaban weydo halkaa baan uga harayaa waxaana siinayaa mid la mid ah  Dardaarankii Xasan Shiikh Maxamuud ee uu kursiga ku waayey    



Ugaas Maxamed Weli waxaa uu ka codsadey Shacabka Soomaaliyeed in ay u midoobaan Taageerida Dowlada Federaalka sidoo kale hadii  ay wax qaban weydo Shacabka waxaan leeyahay mar kale aan u Midowno sidii aan isku dhaafin lahayn


Ugu Dambeyn mar uu ka hadlayey Ugaas Maxamed Weli arrimaha Garsoorka waxaa uu  u mahadceliyey Dowlada Federaalka markii ay u u qabatey Gudi Garsoor Maxaabiista ku jirta Xabsiga Dhexe, sidoo kale  waxa uu Madaxweynaha Dowlada Federaalka u soo jeediyey in Garsoorka Soomaaliya uu ku jiro Muqdi sidaa Darteed Madaxweyne adiga ayaa lagu  weydiin doonaa adduun iyo Aakhira hadii aadan wax ka qaban Garsoorka Dalka


 



W/D Amiin Yuusuf Khasaaro



 



E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk



 



 



 



Ugaas Maxamed Weli Shiikh Axmed  kala Xiriir



Tel 00262612924666

Published: 2017-07-09 14:39:12

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign