Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


3 Caruur ah oo Qaba Dhaawac Culus Hooyadoodna ku waayey Qaraxii ka dhacay Xalay Muqdisho

Waxaa noo suurta Gashey Aniga iyo Wariye Amiin Yuusuf Khasaaro in aan Isbitaalka ku booqano Sadaxe Caruur oo    Qaraxii kadhacay Agagaarka Isbitaalka Daaru Shifa xaley ku waayey Hooyadood Faadumo Muuse Xaashi kadib markii ay ka soo laabteen Farxad Maalin Joog Jimce iyagoo saaran Mooto Bajaaj  


 

Isbitaalka Daaru Shifaa waxaa buux Dhaafiyey Dad fara badan kuwaa oo doonayey in ay soo arkaan xaaladda Caruurtaas waxaan   aragney Laba ka mid ah caruurtaas oo qaba dhaawacyo kala duwan.


 


 



Cabduqaadir Cabdulaahi Geele waa Shan jir   Dhaawac Jab ah  kaga yaalo  Lugta iyo Gacanta, midka kale Mustaf Cadulaahi Geele waa Laba jir  waxaa uu dhaawac daran kaga yaalaa Madaxa  iyo lugta, halka Maxamed Cabdulaahi Geele oo Todoba jir ah uu ka yara bad qabo wixii dhacay.   


 


 


Safiyo Faarax Rooble oo Ayeeyo u ah Caruurtaas ayaa tiri “Qarax markuu dhacay  waxaa nalaga soo wacay Teleefonkii ilmaha Hooyadood  waxaa naloo sheegey in   Hooyo Faadumo ay ku dhimatey Qaraxa ilmihiina   ay  dhaawac yihiin  ayna yaalaan Isbitaalka  Daaru shifaa sidaa ayaa ku nimid” waxay sii raacisey . “ Caruurta Aabahood  waa nin iska  Xanuunsan wuxuuna daweyn Caafimaad u jiraa Dalka dibadiisa”


 



  


 


 



Dadka soo booqdey  Caruurtaas ayaa  aad uga murugoodey Dhibaatada ku dhacdey kuwaas oo  Qaraxa ku waayey  Hooyadood Xilii ay faraxsanaayeen. waxayna Waalidiinta Caruurtu Codsadeen in gacan laga siiyo Sidii Ilmahaas    ay u heli lahaayeen Gargaar Caafimaad


 


 



 


 


 



Hadaba Cidii dooneysa in ay Caawinto  Caruurtaas kala Xiriirka


 


 



Ayeeyo  Safiyo Faarax Rooble


 


 



Tel 00252617509995


 


 



 


 


 



W/D Cabdinaasir Xirsi Iidle


 


 



E-Mail naasirx1@gmail.com


 


Tel 00252615503978

Published: 2017-08-07 20:11:44

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign