Kutubta kala ah: Caqiidada Islaamka & Isdaahirinta Muslinka oo afSoomaali ku qoran ka dalbo shabakadda www.somalibooks.org tel: 46 (0707880509 Stokcholm

On the occation of the 9th may victory of the II worldwar: no more world war. No more cold war, No more civil,  relious & ethnic war. No more regional war. No more war of Narcotics. No war of terriorism. No war of world stratigics, Oil & Gas, money for blood banks for control. Power for justification. No star war, no war for nothing. Stop war & understand. No more war at all I´ll be luckier in love from Amd. Handule-Moscow   


Khayre iyo Taabit oo lagu eedeeyey in Olole Xoogan ka Dhex Wadaan Beesha Xawaadle

Iyadoo Cirka isku Shareertey Xiisadaha Siyaasadeed  iyo Afgambigii Fashilmey ee k a dhacay Degmada Jowhar 14 Bishaan oo lagu haminayey in Xilka looga qaado Madaxweyne Caosob sida ay qabaan inta badan Xildhibaanada Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Maamulka Hirshabeele


Qaar ka mid ah  Siyaasiyiinta Waxgaradkaas ayaa noo  Xaqiijyey in Raiisul Wasaare  Xasan Cali Khayre iyo Gudoomiye Taabit Cabdi Maxamed  ku heshiiyeen in ay dhaqaale ku Bixiyaan sidii Madaxweyne Hishebeele loogu badeli  Cabdulaahi Joodax Barre oo hore  isugu soo  sharaxay Xilkii Madaxweyneha  Hirshebeele


Xubnahaas Waxay noo sheegeen in  Villa Soomaaliya Raisul Wasaare Khayre iyo Gudoomiye Taabit  Kulama kula yeesheen siyaasiyiin ka tirsan Beesha Xawaadle in ay ku taageereen in Cabdulaahi Joodax Barre uu u noqan lahaa Madaxweynaha Hirshibeele


 Siyaasiyiintaas iyo Waxgaradkaas Beesha Xawaadle  ayaa ugu baaqey Raiisul Wasaare Khayre iyo Gudoomiye Taabit in ay ka waan toobaan in ay  joojiyaan Hurinta iyo iska Horkeenida Beesha Xawaadle


Maadaxweynaha Hirshabeele Cosoble ayaa hore ugu eedeeyey in  Raiisul Wasaare Xsan Cai  Khayre  in uu dhaqaale ku bixinaayo burburka Dowlad Goboleed Curdanka ee aan weli Sannad  u Buuxsaamin ee Hirshabeele


Madaxweyne Hirshabeele oo Haatan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu  wadaa Kulamo uu la leeyahay Waxgaradka iyo  Siyaasiyiinta Beelaha Gobolada Hirraan iyo Shabeelada Dhexe iyadoo kulamadaas looga arinsanayo Xaalada Siyaasadeed ee ka jira Maamulka Hirshabeele iyo Aayaha Dambe ee Labadaas Gobol 

Published: 2017-08-21 10:43:26

Tip a friend abot this news

Home/Wararka

ITTF Conference in Yokohama

 
 Kulankii madaxda FIFA & XSKC 2005


 

 

 

 

 

 

 

Dr. Cabdisalaam & caafimaadka Ilkaha

 

 STT-Coaching course, Djibouti

 

 

 


 

 

 

Shirweynihii ITTF, Rotterdam 2011

Dr. Abdullahi Warsame oo ka hadlaya caafimaadka  

Mandela & World Cup 2010

Axmed Caano & Sugaanta

Murugadii  Shaamo 3 dec 09

Xulka K/Cagta U-17 Somaliya oo 3-1

uga badiyey Kenya

Djibouti & France TT Presidents oo ku kulmay Paris

Sidadmin Webbdesign